Kusoo dhawow maamulka gaadiidka (Af-soomaali)
Halkaan waxaad ka heleysaa warbixin af-soomaali ah oo ku saabsan leysinka baabuurta lagu wado/kaxeeyo iyo imtixaanka wadista baabuurta. Waxaad kaloo ka aqrisan kartaa
waxa maamulka gaadiidku qabtaan iyo sida aad noola soo xiriirilahay.
Warbixinta maamulka gaadiidka ee af-soomaaliga ah waa wax lasoo koobay. Luuqada ingriiska warbixin intaa ka balaaran ayaad ka heleysaa.
Su' aalaha laxiriira sidii aad u' bixin lahayd canshuurta gelista magaalada gudeheeda (trängselskatt), waxa aad sameyneyso hadii aad baabuur gadato ama aad iska gadeysid, ama sida aad yeeleysid hadii aad rabtid inaad baabuurkaaga kasaartid qarash bixinta oo dhan waxaan kuu tilmaameynaa gudiga gaadiidleyda (Transportstyrelse).
Www.transportstyrelsen.se (ku' furmeysa bogg cusub)
Taleefoon: 0771-503 503
Dalbo qoraalo af-soomaali ah.
Dukaanka qoraalada/daabacaada waxaad ka heleysaa maqaalo af-soomaali ah kuwaasoo aad soo dejisan kartid ama aad dalban kartid.
Qoraalo afaf kale ah (ku' furmaysa bog cusub)