Kakor (cookies) Trafikverket använder kakor för att förbättra och anpassa ditt besök på vår webbplats. Genom att använda webbplatsen accepterar du användandet av dessa kakor.
Läs mer om kakor och hur du avaktiverar dem

La xariir Hey’adda jidadka

Haddii aad luuqada iswiidhiska ama ingriiska ku hadasho, waxaa ku caawin karo shaqaalaha talefoneed oo joogo hey’adda jidadka.

Hey’adda jidadka adeegeeda macmiileed

Haddii aad qabto su’alooyin ku saabsan jidadka tareemada, jiadadka, waxaad soo wici kartaa: 0771 - 921 921.

Haddii aad qabto su’alooyin ku saabsan liisinka iyo imtixaanka daroowalnimada, waxaad soo wici kartaa: 0771 - 17 18 19 (waxee furan tahay isliin, talaado, arbaco iyo jimco inta uu dhaceeyso 8–16.30 saac).

Haddii aad rabto in aad ogaato goorta ee baxeeyso doonta baabuurta qaado, waxaad wici kartaa: 0771 - 65 65 65 (24:saac waa furantahay).