Kakor (cookies) Trafikverket använder kakor för att förbättra och anpassa ditt besök på vår webbplats. Genom att använda webbplatsen accepterar du användandet av dessa kakor.
Läs mer om kakor och hur du avaktiverar dem

Warbixin ku saabsan Hey’adda jidadka

Hey’adda jidadka (Trafikverket) waa hey’ad dowladeed oo masu’uul ka ah sharciyada jidadka dhamaantood: gaadiidka jidaadka, jidadka tareenka, badda iyo diyaaradahaba.  Hey’adda jidadka waxeey qorsheeyneeysa dhamaan sharciyada mustaqbaleed.

Hey’adda jidadka waxeey sido kale dhiseeysaa, dayactireeysa  oo dhoowreeysaa jidadka gaarida iyo jidadka tareemada ee dowladeed.

Waxaad hey’adda jidadka ku sameeyneeysaa imtixaanka aqoonta iyo imtixaanka waditaanka oo loogu tala galay lisinka caadiga ah iyo aqoonsiga darawalinimada tagsiga. Waxaad sido kale halkaan ku sameeyneeysaa omtixaanka aqoonta shaqada oo loogu tala galay xaaladada jidadka iyo imtixaanka loogu tala galay shaqada daroowalinimada.
 

Warbixin ku saabsan gaadiid, sharciga jidadka, canshuuro iyo liisin.

Warbixin ku saabsan adeego khuseeyo gaadiid, soo dejin gaadiid, sharciyada jidadka iyo canshuurta cariirnimada iyo canshuuraha kale iyo qarashyada, waxaa ka heleeysaa guddiga gaadiidka (Transportstyrelsen).
Bogga internetka: www.transportstyrelsen.se